dinarattigheter.se

Sidaan ayaad xiriir ku heli kartaa

Halkaan ayaad la soo xiriiri kartaa haddii xuquuqdaada lagu xad-gudbo

Muxuu leeyahay sharcigu?

Kulli xuquuqaha ay carruurtu leeyihiin ee ku xusan heshiiska caalimaga ah ee carrurta waa in uu ka dhex muuqdaa dejinta sharciga Swidhan. Taas macnaheedu waxa weeye in ay qaynuunada ku xusan heshiiska caalamiga ah ee carruurtu ay ka muuqdaan sida uu u ekaanayo sharciga u dejisan Swidhan.

Qaanuunada heshiiska caalamiga ee carruurtu sidaas darteed ayay ugu jiraan dhawr sharci oo kala duwan, waxaana ka mida ah xeerka waalidka, xeerka adeegga bulshada iyo xeerka ciqaabta. Qofkaaga laga badbaadinayo kadeedidda, fara xumaynta, jirdilka iyo cadaadis iyo xoog-ku maquunin ku salaysan sharaf iyo in qof la gugu daro iwm. Waxaan halkaan ku soo xulnay dhowr sharci oo aan faahfaahin ka bixinayno.

xiriiro muhiim ah

SOS Alarm 112

BRIS 116 111
www.bris.se

Polisen 114 14
www.polisen.se

Rädda Barnen
www.rb.se

Ungdomsmottagningen
www.umo.se

Kvinnofridlinjen 020-50 50 50

Hur kan jag hjälpa?

Vill du vara med och hjälpa utsatta tjejer och killar?

Läs mer om vad du kan göra