dinarattigheter.se

Sidaan ayaad xiriir ku heli kartaa

Halkaan ayaad la soo xiriiri kartaa haddii xuquuqdaada lagu xad-gudbo

Ka dib maxaa dhacaya?

Haddii laguu geysto cadaadis ama xoog-sheegad la xiriira sharaf ma sahlana in la ogaado waxa dhici doona markii lala xiriiro haya’d ama urur oo caawinaad la weydiisto.

Markii loo geysto qofka cadaadis iyo xoog-sheegad la xiriira arrimo sharaf waxaa macnaheedu yahay in uu yahay qofka dhibkaas kuu geysanayaa mid ka mid ah dadka dad kuugu xiga waxaa laga wadaa qaraabada iyo qoyskaaga. Waxay noqon kartaa dhib in la dacweeyo qoyskii aad ka dhalatay waana ka sii adag tahay in lagala hadlo cid kale oo caawinaad la raadsado. Waxaa laga yaabaa in aad ka welwelsan tahay in lagaa dhaadhiciyo in aad qaaddo talaabooyin ka dheeraad ah kuwa aad diyaarka u tahay in aad qaaddo, ama ay dhici karto in aad ka cabsanaysid in aan cidna fahmin dhibka ku haysta.

xiriiro muhiim ah

SOS Alarm 112

BRIS 116 111
www.bris.se

Polisen 114 14
www.polisen.se

Rädda Barnen
www.rb.se

Ungdomsmottagningen
www.umo.se

Kvinnofridlinjen 020-50 50 50

Hur kan jag hjälpa?

Vill du vara med och hjälpa utsatta tjejer och killar?

Läs mer om vad du kan göra