dinarattigheter.se

Sidaan ayaad xiriir ku heli kartaa

Halkaan ayaad la soo xiriiri kartaa haddii xuquuqdaada lagu xad-gudbo

Ma guursan karaa qofkaan rabo?

Mar kasta xaq ayaad u leedahay in aad maya tiraahdo guurka, haddii aadan adigu rabin in aad guursato. In qof la handado ama lagu qasbo guur ayadoo lagu handadyo in dhib loo geysanyo waa sharci darro. Ka aqriso halkaan waxa aad samayn kartid haddii aad khatar ugu jirtid in qof lagu daro.

Ka akhriso wax kasii dheeraad ah.

xiriiro muhiim ah

SOS Alarm 112

BRIS 116 111
www.bris.se

Polisen 114 14
www.polisen.se

Rädda Barnen
www.rb.se

Ungdomsmottagningen
www.umo.se

Kvinnofridlinjen 020-50 50 50

Hur kan jag hjälpa?

Vill du vara med och hjälpa utsatta tjejer och killar?

Läs mer om vad du kan göra