Ma waxaad dareemeysaa hanjabaad?

Haddaad dareento hanjabaad

Haddii ay dacwo maxkamadeed noqoto wuxuu macnaheedu yahay in ay arrintaadi maxkamaddu ka garqaadayso. Inta ay maxkamaddu socoto waxaad soo wadan kartaa qof taageero kuu noqda, qofkaas oo noqon kara mid aad taqaan ama qof ka socda heeganka dhibbanayaasha.

Dacwooyinka boolisku markasta uma gudbaan maxkamad. Waxay ku xirnaan kartaa in uu boolisku waayo qofkii ama dadkii looga shakisanaa dambigaas, ama ayna jirin caddayn ku filan. Markaas oo kale baaritaanka waa la iska laabaa. Taas macnaheedu ma ahan in uuna boolisku ku rumaysan. Baaritaanka dib ayaa loo furi karaa haddii ay soo baxaan caddaymo cusub oo dacwada ku saabsan. Xattaa haddii baaritaanka la laabo waxaad qarash dhibkii ku soo gaaray ah ka heli kartaa shirkad caymis ama hay’adda dhibbanayaasha. Haddii aad wax akhbaar ah ka weydo booliska iyo xeer-ilaaliyaha waad la xariiri kartaa oo weydiin kartaa waxa ku dhacay dacwadaadi. Marka aad saas samaynaysidna waa in aad u sheegtaa tobonkaaga lambar ama lambarka dacwada.

xiriiro muhiim ah

SOS Alarm

112

www.sosalarm.se

BRIS

116 111

www.bris.se

Polisen

114 14

www.polisen.se

Rädda barnen

www.rb.se

Ungdomsmottagningen

www.umo.se

Kvinnofridlinjen

020-50 50 50

Tjejjouren

www.tjejjouren.se

Kvinnojouren

www.kvinnojouren.se